XOG KU SAABSAN DUGSIGA
Xog kooban oo Schoolka ah
Dugsiga waxaa la’aasaasay February 1992,waxaa fikrada lahaa dhalinyaro iskugu jirtay Culumaa’udiin, Injineero, iyo Aqoonyahano ku takhasusay laamaha cilmiga ee kala duwan.Dhalinyarada fikradda aasaaska la timiday
waxa u muuqatay halka ummad laga dhisaa in ay tahay waxbarashada, maxaa yeelay “in aad qof kalluun siiso maalin walba oo uu
adiga wax kaa sugo waxa ka wanaagsan in aad barto sida loo kaluumaysto”. In aad tuulo u keento dhakhtar aqoon sare leh waxaa ka
wanaagsan dhalinyarada tuulada oo aad barto gargaarka deg-dega ee caafimaadka.Iyadoo laga anbaqaadayo aragtiyaha aan kor ku xusay, waxay dhallinyaradii bilaabeen xaqiijinta yoolka ay tahay in la gaadho, waxaa la qaaday talaabooyin isku xigxiga, oo aan mid mid u soo qaadan doono.
QAYBAHA KALA DUWAN EE DUGSIGA
Dugisga Ubaya Binu Kacab wuxu leeyahay schools kala duwan
Dugsiga Sare
Dhismaha dugsiga sare waa deeq ay bixisay Dawladda Kuwait Mashruucana waxaa fulisay Hay’adda Qarni-Ifriiqi ee fadhigeedu yahay Hargaisa….
read moreDugsiga Dhexe
Horraantii sannadkii 1994 waxaa dugsiga loo iibshay dhul cabbirkiisu yahay 45×30 kuna yaala beerta Cilmi Obsiiye(Cilmi gaab). dhulka…
read moreDugsiga Hoose
Dugsiga Hoose ee Schoolka Ubaya Binu Kacab waxa la bilaabay horaanti 1992. Waxa lagu bilaabay hal fasal kadib…
read moreOur Team Members
Maamulayasha kala duwan ee dugsiga
ARDAYDA DUGSIGA SARE
ARDAYDA DUGSIGA DHEXE
ARDAYDA DUGSIGA HOOSE
ARDAYDA KA QALAN JABISAY DUGSIGA
Student Alumni
Maxay ka idhaahden ardayda dugsiga ka qalinjabisay